Madaxweynaha DFS oo la kulmay Madaxweynaha Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh

February 24, 2015 - Written by Editor

 galaydh-xasan4Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa shalay waxaa uu xafiiskiisa ku qaabbilay Mudane Cali Khaliif Galaydh, oo hore Soomaaliya uga soo noqday Ra’iisal Wasaare, hadda loo doortay Madaxweynaha Khaatumo.

Kulan ay wada yeesheen Xassan sheekh iyo Cali Khaliif ayaa ilaa hadda la shaacin wax ka soo baxay iyo u jeedkii kulanka balse Prof Cali Khaliif ayaa dhowr jeer oo uu saxaafadda la hadlay waxaa eedeyn u soo jeediyey hogaanka Dowladda Federaalka gaar ahaan Madaxweyne Xassan Sheekh isagoo ku eedeeyey in aysan waxba ka qaban dhbaaa ka jirta Gobollada Sool Sanaag iyo Cayn.

Kulanka ay wada qaateen labada masuul ayaa waxa ka dhex muuqday wasiirka gaadiidka cirka iyo dhulka xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Axmed Jaamac (Jengeli) iyo masuuliyiin kale.

Ra’iisal Wasaarihii ee Soomaaliya Prof Cali Khaliif Galaydh ahna madaxweyaha Khaatumo ayaa in mudo ah ku sugaa magaalada Muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online