Muxaadarooyinkii Nadwadii lagu qabtay magaalada Laascaanood (Daawo)
February 9, 2015 - Written by EditorLaascaanood:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaraadkii nadwadii lagu gabagabeeyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxaana nadwada uu cinwaankeeda ahaa dhalanroga dhaqanka iyo dabaqabashadiisa waxaa lagu qabtay Masjid Jaamaca magaalada Laascaanood .
Nadwadaan diiniga ah ayaa waxaa soo abaabulay Golaha Al-furqan ee Ardayda ka baxday Machadka Al-furqan ee Laascaanood iyadoo ay qayb qaateen Haldoorka Culimada Gobolka Sool oo uu hogaami nayey Sheekh.C/Naasir Xaaji Axmed oo ah Shiikhu baladka Gobolka Sool.
Culimadii ka qayb qaatay Nadwada diiniga ah ee Laascaanood ayaa waxaa ka mid ahaa:-
1.Shiikh C/Naaasir Xaaji Axmed Su’aalo iyo Jawaabo.
2.Dr Shiikh C/Rashiid Maahir Guurka iyo Dhalinyarada.
3.Sh Aadam Wali Cabdi Xuseen Zinada iyo Dhibaatadeeda.
4.Sh Axmed Maxamed Sulaymaan Mukhaadaraadka iyo Qaadka.
5.Sh Maxamed Aadam Wali Cabdi Xuseen Isdhex galka Raga iyo Dumarka iyo Dhibaadiisa.
no images were found
Furitaankii Nadwada Laascaanood iyo Muxaadaradii Maandooriyayaasha
Dhibaatooyinka ZINADA Sh Aadam Wali
Guurka iyo Dhallinyarada Dr Sh C Rashiid Maahir
Fataaw Sh C Naasir Xaaji Axmed Xaaji Axmed
Mawliid Ismaaciil Haradigeed
Lascaanood, Somalia