Ra’iisul wasaaraha DFS oo dib ugu soo noqday Muqdisho kana hadlay weerarkii shalay lagu qaady Hotel Central
(February 21, 2015)
Mogadishu:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay, isagoona ka hadlay weerarkii Argagixiso ee shalay koox Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka tacsiyeeyey geeridii Suldaan C/qaadir
(February 21, 2015)
London:-Inaa lilaahi wa inaa ilaahi raajacuun waxaa halkan uga tacsiyadaynaya umada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Eheladii, qaraabadii iyo dhamaan beelweyntii uu Sulaanka u ahaa allaha u naxariis Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo soo gaaray Muqdisho.
(February 21, 2015)
Muqdisho:-Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana aad loo adkeeyey amaanka Garoonka Aden Cadde. Wafdi uu hoggaam Sh Mohamed Abdi Umal oo dib ugu soo laabtay Lusaka Zambia
(February 21, 2015)
Lusaka.:-Waxaa shalay maqribkii ka soo dagay markii 2aad Lusaka international Airport wafdi Culimo ah oo uu hogaaminayey Sh.Mohamed Abdi Umal waxaana Sheekha ku soo dhaweeyey airport Lusaka Odayaal, Madaxweynaha DFS iyo Golaha Wasiirada oo yeeshay caawa kulan aan caadi ahayn.[Masawiro]
(February 21, 2015)
Muqdisho:-Kulan deg-deg ah oo ay isugu yimaaddeen Golaha Wasiirrada, uuna kala soo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud, ayaa waxaa looga arrin saday w Qaabkii uu u dhacay Qaraxii Hotel Central Wariye Caydiid Abdirahman.[Dhagayso]
(February 20, 2015)
Muqdisho:-Wariye Caydiid Cabdirahman Aadan oo ka mid ah wariyaasha Radio Kulmiye ayaa waxaa uu a waramay qaabkii uu u dhacay qarax is miidaamin lala eegtay Masjid ku yaal gudaha Hotel Central oo ay Islaan Bashiir Islaan Abdulle oo ka tacsiyeeyey Geeridii Suldaan C/qaadir Suldaan Cali
(February 20, 2015)
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun Waxaan ka tacsiyaynayaa dhimashadii maanta ka dhacday Hotel Central ee magaalada Muqdisho, ka dib Qarax ka dhacay oo ay ku dhinten dad badan waxaan halkaan tac Dufcadii ugu horaysay oo ka qalin jabisa Jaamacada Bariga Afrika faraceeda Qardho.[Masawiro]
(February 20, 2015)
Qardho:-Xaflad si heer sare ha loo soo agaasimay loona qabtay dufcadii ugu horaysay ee ka qalinjabisay jaamacada bariga Africa faraceeda magaalada Qardho qaybaheeda kala ah shareecada iyo maamulka iyo Suldaan C/Qaadir Suldan Cali Yaasin Keenadiid oo ku dhintay qarax ka dhacay Masjid ku yaal Hotel Central
(February 20, 2015)
Muqdisho:-Allaha u naxariistee waxaa qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan masjid ku yaal gudaha Hotel Central ku dhintay Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cali Suldaan Yaasiin Keenadiid o Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo tacsi u diray Ehelada ku dhintay qaraxii Muqdisho.[Dhagayso]
(February 20, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Cabdi xakiin C/llaahi Xaaji Cumar Camey ayaa si wadajir ah shacabka Soomaaliyeed iyo ma
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|