Ra’iisul wasaaraha DFS oo caawa soo dhamaystiray golaha Xukuumadda.[Dhagayso]

February 5, 2015 - Written by Editor

unnamed1Muqdisho:-Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Mudane Maxamed Cali Nuur, ayaa saxaafadda u akhriyay digreeto kasoo baxday Ra’iisul Wasaaraha oo lagu magacaabay xubnaha cusub ee golaha Wasiirada Xukuumadda Federalka Soomaaliya.

Magacyada Golaha Wasiirrada , Wasiiru-dawlayaasha iyo Wasiirro ku-xigeenda 05/02/2015

Magacyada Wasiirrada

1.Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare ku Xigeen

2. Cabdulqaadir Shiikh Cali Baqdaadi Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta

3. Cabdirixahman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka

4. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda

5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga

6. Cabdisalam Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda

7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada

8. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda

9. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga

10. Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen Wasaaradda Dastuurka

11. Guuled Xuseen Qaasim Boostada & Isgaarsiinta

12. Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa

14. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Beeraha

15. Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska

17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha

18. Maxamed Cumar Caymooy Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda

19. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Batroolka & Macadanta

20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka.

21 Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Amniga Gudaha.

22 Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow) Wasaaradda Korontada iyo Biyaha.

23 Maxamed Cabdullahi Xasan (Nuux) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga.

24 Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasaaradda Warfaafinta .

25 Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) Wasaaradda Cadaaladda .

26 Cabdiweli Ibraahim Sh. Muudeey Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

Magacyada Wasiiru-dawlayaasha

1. Khaalid Cali Cumar Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda

2. Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda

3. Maxamed Cali Xagaa Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga

4. Burci Maxamed Xamsa Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Bii’adda (Deegaanka)

5. Mahad Maxamed Salaad Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada

6. Xasan Maxamed Jimcaale Wasiiru-dawlaha W. Dastuurka

7. Daa’uud Cabdiraxmaan Cumar Wasiiru-dawlaha W. Amniga Gudaha

8. Cabdullaahi Bile Nuur Wasiiru-dawlaha W. Waxbarashada

9. Cabdirashiid Maxamed Xiddig Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka

10 Caadil Sheegow Sagaar Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Xiriirka Baarlamaanka

11 Maxamed Xasan Aadan Wasiiru-dawlaha W. Ganacsiga & Warshadaha

12 Shariif Maxamed Xassan Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee Arrimaha dib u-habaynta Maaliyadda

13 Maxamed Cabdi Xasan (Pekos) Wasaaradda Warfaafinta

14 Maxamed Xuseen Isaaq (Fanax) Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

Magacyada Wasiirro ku-xigeenada

1. Cusmaan Libaax Ibraahim Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha

2. Macalin Cali Aadan Cabdow Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta

3. Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka

4. Maxamuud Xayir Ibrahim Wasaaradda Maaliyadda

5. Cabadalla Xuseen Cali Cabdiraxmaan,wasiirku xigeenka 1aad Wasaaradda Gaashaandhigga

6. Kulmiye Xirsi wasiirku xigeenka 2aad Wasaaradda Gaashaandhigga

7 Axmed Cali Kadiye Wasaaradda Arrimaha Dibadda

8 Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada

9 Axmed Cusmaan Ibraahim (Daqarre) Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda

10 Cabdullahi Shiikh Cali (Qaloocow) Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga

11. Cabdullaahi Yusuf Xasan (Alankey)

Wasaaradda Dastuurka

12. Jaamaal Xasan Ismaaciil Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta

13. Xirsi Aadan Roobe Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

14. Cabdinaasir Maxamed Gaarane Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa

15. Cabdicasiis Saalax Carmaan Wasaaradda Beeraha

16. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha

17. Maxamed Cumar Geeddi Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska

18. Muumina Shiikh Cumar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha

19. Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda

20. Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Batroolka & Macdanta

21 Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) Wasaaradda Caafimaadka

22 Cabdinaasir Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha

23 Cabdixakiin Cige Guuleed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha

24 Cismaan Aadan Dhuubow Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga

25 Cabdullaahi Colaad Roobe Wasaaradda Warfaafinta

26 Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Cadaaladda

Hoos ka dhagayso magacyadda Liiska xukuumadda cusub ee Dowladda federaalka Soomaaliya

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/cu6ugw28ty/liskawasiirada.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

—DHAMMAAD—-

Diraac Salaad Fagase
Agaasimaha Warfaafinta Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online