Sharxu Taa,iyat Al-Beeri oo lagu sharxay Af Soomaali W/Q Sh Mahad Daahir Abu Fahad ( Akhriso)
February 4, 2015 - Written by EditorSweden:-Walaalayaal Waxaan arkay in Gabaygaan Wadaadkii Alifay Xikmado iyo wanaag ka buuxshay sidaas darteed ayaan is iri tolow hadii aad Soomaali u tarjumi laheyd sooma fiicnaateen si Culumo iyo Caamaba faaiidadu uwada gaarto.
Gabaygaan Wadaadka alifay maanan helin cid si fiican Noloshiisii uga warbixisa kitaabka ugu fiican inta aan dul-istaagay ee wax ka sheegay waa kitaab sharaxay gabaygaan oo la yiraahdo.
Halkan ka Dajiso Taa,yat Al-Beeri oo Afsoomali uu ku Sharxya Sh Abu Fahad Al-Soomaali .
Mahad Daahir
Abu Fahad Al-Soomaali
Halgan.net
Sweden