Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS oo qaabilay Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya.

February 24, 2015 - Written by Editor

IMG_0166-1Mogadishu:-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Safiirka Jamhuuriyadda Turkey u qaabilsan Soomaaliya ambassador Olgan Bekar oo ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee labada dal ka dhaxeeya iyo iskaashiga dhaqan , dhaqaale iyo milatari .

Kulankan oo la isku dhaafsaday aragtiyo ku qotama xaaladda dalka iyo gobolka geeska Afrika , ayaa looga baaraan-degay xiriirka dhinacyada badan leh ee labada dowladood u dhaxeeya iyo qaabkii lagu horumarin lahaa .
Fadhigani oo ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah saraakiisha Xafiiska Wasiirka , ayaa lagu falan-qeeyay fulinta barnaamijyo horumarineed oo dalka wax ku ool u ah.

Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda
Section of Press and Public Relations

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online