Wasiirka , Wasiiru dowlaha iyo Wasiir kuxigeenka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan isbarasho ah la yeeshay agaasimayaasha waaxyaha .

February 16, 2015 - Written by Editor

DSC07749Mogadishu:-Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda H.E. Dr. Abdusalam Hadliye Omer oo ay wehliyaan Wasiiru dowlaha Wasaaradda H.E. Khaled Omar Ali iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda H.E. Ahmed Ali Kadiye ayaa maanta markii ugu horeysay Kulan isbarasho ah la yeeshay agaasimayaasha waaxyaha wasaaradda oo ay ku booriyeen inay dardar geliyaan howlaha shaqo ee ay u hayaan qaranka .

Kulanka oo la isku weydaarsaday tallooyin kala duwan oo wax ku ool ah , ayaa waxaa ay wasiirada cusub ay ku dhawaaqeen in ay muhiim tahay horumarinta geedi socodka shaqo ee Wasaaradda si aaney u dhicin habacsanaan ku timaada qorshayaasha la hiigsanayo iyo u howlgalidda hindise isla xisaabtan ah.
Kulankan oo ahaa isbarasho iyo xog wareysi ayaa ku dhammaaday guul .

no images were found

Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda
Section of Press and Public Relations

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online