Xaflad xil wareejin oo ay qabtay Raabidada ardayda Soomaaliyeed ee Sudan.[Masawiro]

February 9, 2015 - Written by Editor

DSC06322Sudan:-Isku xirka ardayda Soomaliyeed ee caalamiga ah ee dalka Sudaan ayaa qabatay xaflad aad u balaaran oo si heersare ah loo soo agaasimay taas oo xalay ka dhcaday casumada dalka sudaan ee Khartum. Xafada xil wareejinta ayaa waxaa lagusoo gababaynaayay acmaashii sanadka laguna soo bandhigaayay hawlihii sanadka laqabtay iyadoo uu xilaka la wreegay maamul cusub .

Xafalada xil wareejinta ayaa waxaa ka soo qeyb galay aqoon yahano culimo ururo kale duwan waxgarad iyo ganacsato iyo marti sharaf kale oo kala duwan.

Xafalada xil wareejinta ayaa waxaa lagu furay aaydaha quraanka kariimka ah ka dibna waxaa halkaas kalmado ka soo jediyay culimo iyo aqoonyhan klaa duwan kuwaas oo bogaadiyay hawlaha dacwdeed ee ay raabidadu u heelantahay una hambalyeyey mamulkii hore iyo halkuu hawlaha soo gaarsiyay.

Culumada ka soo qeyb galay xaflada ayaa sheegay in maamulka cusub looga fadhiyo inay halkii ay walaalahood dhigeen kasii wadaan khayrka iyo dacwda.

Culumada iyo waxgaradka ka soo qeyb galay xaflada ayaa u riyaaqay Maamulkii hore waxaana shahaado sharaf ay gudoonsiiyeen Maamulkii horey iyo dhalinyrdii hawl karka ahayd ee hawlaha soo waday.

Maamulkii hore Raabidada ardayda Soomaaliyeed ee calmiga ah ee Sudaan ayaa gudoonka golaha Shuurada ku wareejiyey warbixin ka hadleysa waxqabadkii sanadkii la soo dhaafay waxaana xilka lagu wareejiyey Maamulka cusub ee Raabidada ardayda Soomaaliyeed ee caalamiga ah ee Sudaan

Xaflad xil wareejin oo ay qabtay Raabidada ardayda Soomaaliyeed ee caalamiga ah ee Sudaan ayaa ku soo dhamaatay jawi guul iyo farxad ah.

no images were found

Raabidada ardayda Soomaaliyeed ee caalamiga ah ee Sudaan
Sudan,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
232425262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online