Ciidamada la baxday Ahlusunna ay la wareegeen gacan ku heynta Degmada Dhuusamareeb

June 7, 2015 - Written by Editor

ahlusuna-saxDhuusamareeb :-Wararkii ugu danbeeyay ee ka imaanaya Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada kooxda  la baxday Ahlusunna ay la wareegeen gacan ku heynta Degmada Dhuusamareeb ka dib dagaal culus oo ka dhacay gudaha magaalada.

Afhayeen u hadlay kooxda Ahlusunna oo magaciisa ku soo koobay  C/nuur  ayaa la hadlay warbaahinta ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Degmada Dhuusamareeb  ay la wareegeen dhamaan Gacanta ku hayaan ayna magaalada isaga baxeen ciidanka DFS.

Shacabka ku dhaqan Degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa isaga barakacay magaalada halka ciidanka DFS la qabsaday gawaari tikniko ah waxay ciidanka DFS haatan u baxeen deegaanka Maraarguur ee duleedka Magaalada Dhuusamareeb

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online