Dawro Cilmiyeed Lagu soo gabagabeeyey Magaalada Laascaanood‏.[Masawiro]

June 27, 2015 - Written by Editor

5Laascaanood:-Maalmihii la soo dhaafay gaar ahaa Arbacadii iyo Khamiistii oo taarikhdu ahayd 24\6\2015_25\6\2015 ayaa waxaa lagu qabtay Machadka Al- furqaan ee magaalada Laascaanood kulamo cimiyeed ay ka qayb qaadanayeen , culimo waa weyn oouu ka mid ahaa Sheekh Axmed C\samed , Sheekh Axmed Maxamed Sulaymaan , Sheekh C\waaxid Xaashi ,iyo Sheekh.Fu aad Maxamed Nuur.

Kulankaan ayaa looga hadlay arrimo muhiim ah oo khuseeya dacwada iyo horumarinteeda iyadoo , casharana laga soo jeediyey ay ka mid ahaayeen taariikhda dacwada iyo manhajkeeda kulankan ayaa waxaa loo qabtay , dhalinyarada ducaada oo iskugu jira wiilal iyo gabdhaba.

no images were found

Xafiiska Iclaamka Alfurqaan Laascaanood

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online