Deegaanka waaciye oo laga hirgeliyay Machad diini ah (Masawiro)

June 7, 2015 - Written by Editor

IMG_4761Waaciye:-Munasabadan oo ahayd mid aad u balaaran ayaa waxaa ka soo qayb galay Muumulka mu,asasada Minhaaj, MadaxaDaalada Macaahida Sharciga ah Ee Puntland, Masuuliyin ka socotey Jamaacada Bariga Afrika.
MaamulkaWaxabarashada Degmada Waaciye Culima awdiin iyo martisharaf kale Taas oo sirasmi ah Loogu Furayey Machadka BarashadaCuluumta Sharciga iyo Luuqadda Cariga ah Ee Abuu_Bakar AL-Sadiiq ee Degmada Waaciye .

Ugu horeyn Waxaa Munasbaada Daahfuray Sheekh Maxamed Faahiye Ciise oo ah Gudoomiyaha Board ka Machadka AbuuBakar Waaciye ayaa sheegay inuu barnamijkaani uu ahaa mid mudda laga soo shaqeynayey waxana ujeedkiisu yahay in lagu barto Culuumta Sharciga ah oo ay ugu horeyaan QuraankaKariinka ,SunadaRasuulka (Csw)iyo weliba Luuqadda Carabiga, mustaqbalkana la filayo in uu isu bedelo Jamaacad ciddii ka baxdana ay si toos ah Jaamacadaha ugu biirikarto.

Gudoomiyaha Gudiga Fulinta Machadka C/ladiif Jaamac Xasan ayaa dhankiisa sheegay in Bulshada Reer Waaciye ay Taageerto Machadka si uu u gaaro Hadafkiisa oo ah soosaarista BulshoWaxkataqaanCuluumta Sharciga iyo luuqada Carabiga.

Masuuliyiinta Waxbarashada DegmadaWaaciye Ayaaadhankooda sheegay in ay soodhoweynayaan Machadka Cusub lana garabtaaganyihiin Wax walba oo machadku uga baahdo.

Gudoomiyaha Dallada Macahidda Sharciga ah Ee qaybta Puntland Sheekh Axmed Faarax Warsame(Garaase) ayaa isaguna sheegay in ay waxbadan kutaamayeen in DegmadaWaaciye Laga Furo Machad Sharci ah Haatanna ay ku Faraxsanyihiin waxana uu sheegay in Machadkaanu uu ku soo biiray Dallada Macahida Sharciga ah Ee Puntland.
Hormuudka Kuliyada Shareecada Ee Jamacadda bariga Afrika Sheekh Jamac Maxamed xasan oo isna munasabadda hadal ka jeediyey ayaa sheegay in kaJamacad ahaan ay aqoonsanyihiinMachadka Abuu_Bakar ardaygii dhamaysta Machadkana uu si toos ah ugu soo biiriKarojaamacadda.

no images were found

Sheekh Cismaan Maxamuud Xaaji Dirir oo ah Madaxa Xafiiska dacwada iyo Xiriirka Gobolada ee mu,sasada minhaaj ayaa sheegay in kamu,asasa ahaan ay iyaguna garabtaaganyihiin Machadka hadda kadibna ay kawarhayndoonaan.

Jaaliyada Deegaanka iyo welibawaxgaradka Degaanka ayaa dhankooda sheegay in ay aad ugu Faraxsan yihiin in lafuroMachadkaan wax walbaoo uu uga baahdana ay la garabtaaganyihiin ciddii Aasaaskeeda lahaydna ay uga mahadcelinayaan.

Machadka Cusub Ee Laga Hirgeliyey DegmadaWaaciye ayaa Saansaan u noqonaya Helitaanka Jaamacad laga hirgeliyo Guudahaan DeegaankaWaaciye Taas oo ay dadka Deegaanku si aad ah u soodhoweyeen.

Halgan.net
Qardho

Leave a comment

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online