Jaaliyadda Soomaalida ee London oo deeq dhan $12,130 oo dollar ku wareejisay Gudiga gurmad Qaxootiga Yeman[Masawiro]

June 28, 2015 - Written by Editor

Abdi2London-Waxaa Alle mahadiisa in mar kale qaar mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London ay gurmad u fidiyeen iyagoo ajiibaya codsigii Sh. Daahir Aw-cabdi walaalahood Soomaaliyeed ee ka soo cararay dagaalada ka socda dalka Yeman.

Gurmadka ay bixiyeen qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada London ayaa waxaa wakiil u ahaa Cabdi Axmed jaamac Allaha barakeeyeen. Deeqdaan Lacageed oo gaaraysay $ 12,130 ayaa waxaa lagu hagaajiyey gudoomiyaha gurmadka dadka ka soo cararay dagaalada sokeeyey Sh Ahmed Yuusuf Daad isagoo isla maantaba ku shubay lacagta Accounka u gaarka ah ee gurmadka.

Hoos ka eeg Sh Axmed Yuusuf oo lacgata kala wareegay Shirkadda Xawaalada ee Amal.

no images were found

no images were found


Culimada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Boosaaso iyo ganacsatada ayaa si isku duuban waxaa ay gurmada ugu fidiyeen walaalahood Soomaaliyeed ee ka soo cararay dagaalada Yeman iyagoo u fidiyey gurmada dejin iyo ambabixin ah loogu samaynayo si loo gaarsiiyo degaanadooda.

Jaaliyaddaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka dibadiisa ayaa waxaa laga rajeynayaa in ay ku daydaan walaalahood Soomaaliyeed ee ku nool magaalada London , Uk gaar ahaan walaalahod sida gaarka isku xilqaamay si deg deg ah u ajiibay codsiga culimada gaar ahaan Sh Daahir Aw-cabdi oo a mid ah culimada ugu waaweyn uguna caansan dalka Soomaaliya.

Culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Boosaaso gaar ahaan gudoomiyah gurmadka dadka qaxootiga ah ee ka yimid Yeman Sh Axmed Yuusuf Daad ayaa u soo duceeyey guud ahaan jaaliyadda Soomaaliyee magaalada London ,Uk ee walaalahood gurmadka u soo fidiyey iyo weliba walaalaha lacagaha diray oo alle ka sakow hormuud u ahaa in howsha gurmadku ay fusho.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online