Madaxweynaha dowlada Puntland Isku-shaandheyn ku sameeyey golaha wasiirada ee Puntland (Akhriso)

June 16, 2015 - Written by Editor

gaasGaroowe:-Madaxweynaha dowlada Puntland ayaa Isku-shaandheyn ku sameeyey golaha wasiirada ee Puntland oo baryahaan danbe aad loo wada sugayey waxaana ay golaha wasiirada cusub ka kooban yihiin 19 wasaaradood, kuwaa soo qaar ka mid ah ay yihiin wasiirro cusub halka 3 wasiiro la isku badalay

Liiska Golaha wasiirada Cusub ee dowada Puntland .

1-Saalax Xabiib Xaaji jaamac Wasiirka Cadaalada ,diinta iyo dhaqancelinta
2-Cabdi Xirsi Xirsi Qarjab Wasiirka Amniga iyo DDR ta
3-Axmed Cilmi Cismaan Karash Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo D/hoose
4-Abshir Aw Yuusuf Ciise Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
5-Cabdulaahi Shiikh Axmed Wasiirka Maaliyadda
6-Cabdunuur Cilmi Maxamuud Wasiirka Kalluumeysiga iyo khayraadka badda.
7-C/raxmaan Axmed Cabdulle Wasiirka Shaqada ,Shaqaalaha iyo dhalinyaradda .
8-Maxamuud Xasan Soocade Wasiirka Warfaafinta ,Hidaha iyo Isgaarsiinta
9-C/laahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka badda
10-Faysal Cabdi Cali Gaas Wasiirka Dastuurka, Feedaraalka iyo Dimuqraadiyadda.
11-C/weli Xirsi Cabdulle Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
12-Cabdi Cismaan Maxamed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
13-Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa
14-Cali C/laahi Warsame Wasiirka Deegaanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta
15-Dr. C/naasir Cismaan Ciise Wasiirka Caafimaadka
16-Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
17-Aniiso C/qaadir Muumin Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Qoyska
18-Xasan Xaaji Siciid Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada
19-C/rashiir Maxamed Xirsi Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka

Wasiirada xilalkooda waayey ayaa waxay kala yihiin

1-Wasiirkii Cadaaladda, Ismaaciil Maxamed Warsame.

2-Wasiirkii Waxbarashada, Cali Xaaji Warsame.

3-Wasiirkii Caafimaadka, Saadiq Eenow.

4-Wasiirkii Amniga, Xasan Cismaan Alloore.

5-Wasiirkii Deegaanka, Guuleed Saalax Barre.

6-Wasiirkii Beeraha, Cabdi Ismaaciil Boos.

7-Wasiirkii Qorsheynta, Cali Axmed Faatax.

8-Wasiirkii Xannaanada Xoolaha, Cabdullaahi Ducaale Cali.

Waxaa sidoo kale jira wasiiro loo kala badalay wasaaradaha waxaana ay kala yihiin.

1-Wasiirkii hore ee maaliyadda Shire Xaaji Faarax oo loo wareejiyey Wasaaradda Maaliyada.
2-Wasiirkii hore ee Warfaafinta Cabdiweli Indho-guran oo loo wareejiyey Wasaaradda Ganacsiga.
3-Wasiirkii hore ee Ganacsiga Maxamuud Soo-cade oo loo wareejiyey Wasaaradda Warfaafinta.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online