Nadwo ka bilaabatay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug (Masawiro)

June 7, 2015 - Written by Editor

DSC03122Gaalkacyo:-Waxaa ka bilowday magaalada Gaalkacyo Gaar ahaana Masjidka wayn Ee Ramadaan Nadwadii sanad laha ahayd oo sanadkiiba mar lagu qaban jiray magaalada Gaalkacyo.Nadwada ayaa bilaabatay habeenkii Sabtida oo kubeegnaa   19-Shacbaan-1436 Taarikhda Hijriga waafaqsanna 6-6-2015 Taariikhda miilaaadiga.Nadawada Sanadkaan waxaa luugu magic daray” Khayru Al-Naasi Qarnii” waxayna soconaysaa Todobo Bari Hadii alle idmo.

Nadwada Sanadkaan Aad ayay dadku u soo camireen una soo dhaweeyeen si kabadan Nadwooyinkii hore.Waxaana kaqayb Galay Culumo waawayn oo kamid yahay Sh muxamed Mucalim Axmed Alle haxifdiyee,Sh C/raxmaan Bukhaari,Sh Aadam muxamed Cigaal iyo Culumo kale dhammaantood alle hanoo xifdiyo culumadeena.

Habeen ugu horeeyay oo sabti ahaa waxaa muxaadir ahaa Sh muxamed Mucalim Axmed ,wuxuuna kahad layay muxaadaro Cinwaan keedu ahaa    وجوب التمسك بالكتاب والسنة على فهم السلف الصالح

Shiikha ayaa si aad ufaah faahsan ugu hadlay mow duuca oo ahaa mowduuc aad muhiim u ah ,wuxuuna uqayb shay ilaa Toban qaybood .

Qodobka 1aad ayuu shiikhu uga hadlay Maf huumka ama waxa loola jeedo qab sashada kitaabka iyo sunada
Qodobka 2aad ayuu kaga hadlay isna shiikhu In ay waajib tahay in laqabsado Kitaabka iyo Sunada.
Qodabka 3aad ayaa ahaa In qur’aanka kariimka ah uu wax walba cadeyay uuna waxba katagin
Qodabka 4aad waxuu ahaa In kitaabka qur’aanka ah aan luugu tala galin in labarakaysto ee luugu tala galay in lagu dhaqmo la iskuna xukumo.

Qodobka5aad In kitaabka qur’aanka iyo sunada Nabigu ay yihiin wixii ugu waynaa ee Rasuulku noo dar daarmay in ay gows dambeedka kuqab sadaan.

Qodobka 6aad Kitaabka qur’aanka ah wuxuu ina amrayaa in lamidoobo lawalaaloobo la isu yimaado xaqa, wuxuuna kadiga yaa kalataga iyo tafaraaruqa iyo xaqa in lagarab maro.

Qodobka 7aad kitaabka qur’aanka iyo sunada in lagu dhago waxaa kujira Bad baadadeena.

Qodobka 8aad Kitaabka ilaahay hadii lakhilaafo maxaa kadhalanaya ,waxuuna kujawaabay waxaa ka dhalanaya in Rabbi garabkaaga kabaxo aduun iyo Aakhiradan aad khasaadho.

no images were found

Ugu dambay wuxuuu shiikhu qadobadii kusoo gaba gabeeyay In khilaafku uu yahay midka baloo dhan salka ku haya In kasta oo canaawiintaas oo dhan aan wakhtigu saamixin hada muxaadaradu aa ayay qayim u hay.d

Al-Minaaj Gaalkacyo
Mudug

Leave a comment

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online