
(June 17, 2015)
Laascaanood:-Shirkada Isgaadhsinta ee Golis faraceeda magaalada Laascaanood oo deeq dhaqaale ugu deeqday Jaamacadda Nugal University ee Laascaanood Deeqdaan Dhaqaale oo ahayd 6000 oo dollar ayaa gudoo

(June 17, 2015)
Boosaaso:-Wakiika Hay’adda Thuluth Al -khayre ee dalka Kuwait Eng. Faysal Axmed Yusuf (Xawar ) ayaa maanta oo Taariikhdu Tahay 17-06-15 deeq lacageed oo dhan 50,000 oo doolar ku wareejiyay C

(June 17, 2015)
Garoowe:-Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17-6-2015 si rasmi ah loo dhaariyey 4-wasiir oo kamid ah Wasiirada cusub iyo kuwa uu isku shaan dheynta ku sameeyey shalay madaxweynaha dawladda Puntland D

(June 16, 2015)
London:-Wasiirkii hore ee waxbarshada dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa waxaa uu sheegay in uu aqbalay xilka laga qaaday isagoo mahad balaadhan u jeediyey Madaxweynaha dowaladda Puntaldn D

(June 16, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Puntland ayaa Isku-shaandheyn ku sameeyey golaha wasiirada ee Puntland oo baryahaan danbe aad loo wada sugayey waxaana ay golaha wasiirada cusub ka kooban yihiin 19 wasaa

(June 16, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maalmahanba ku sugnaa dalkan Maraykanka. Ra’iisul Wasaaraha oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in

(June 16, 2015)
Qardho:-Xaflada lagu soo bandhigayay furitanka xafiiska TAAJ ee Qardho ayaa lagu qabtay xarunta hotel guffure waxana ka soo qayb galay masuuliyin ka socday shirkada GOLIS ,Maamulka Gobolka, Maamulka D Muxaadaro ku saabsan Soonka iyo Axkaamtiisa Sh. Shibli.[Daawo]
(June 16, 2015)
Nairobi:-Waa muxaadaro cusub oo munaasabada Ramadaanka dartiis Sheekh Maxamuud Shibli ka jeediyay masjidka Al-hidaaya ee magalada Nairobi , sheekha waxaa uu muxaadaradan ooga hadlay Soonka, Axkaamtiis

(June 16, 2015)
Gaalkacyo:- Waxaa kusoo gaba gaboobay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug Nadwadii 8aad ee lagu qabto Masjidka Ramadaan. Nadwada ayaa bilaabatay 5-6-2015 waxayna socotay mudo Todobo Bari ah o

(June 16, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Johannesburg ku shir guddoomiyay kulan uu isugu yeeray hoggaamiyeyaasha dalalka ay ciidamma
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|