Puntland oo warsaxaafadeed ka soo saartay cod uqaadista baarlamanka Jubbaland (Akhriso)

June 7, 2015 - Written by Editor

puntlandGaroowe:-Maamulka Puntland ayaa maanta warmurtiyeed ka soo saaratay Mooshinkii ka dhanka ah Maamulka J/land kaas oo ay cod u qaadeen Xildhibaanada baarlamaanka DFS.

Warsaxaafadeedka ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa soo baxay ka dib kulan ay isigu yimaadeen golaha wasiirda Puntland waxayna sharci daro ku tilmaameen mooshinka ka dhanka ahaa Maamulka Jubaland ee baarlamaanka u codeeyey.

Hoos ka Akhriso Warsaxaafadeedka Dawlada Puntland ay ku cadeysay mowqifkeeda kuna taageereyso  go’aanka ay Jubbaland ee ahaa in ay  xiriirka u jartay Dawlada Federaalka Soomaaliya.

no images were found

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online