Ra’iisul wasaaraha DFS oo ka hadlay khilaafka Baarlamaanka Jubba.[Dhagayso]

June 16, 2015 - Written by Editor

shyMuqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa maalmahanba ku sugnaa dalkan Maraykanka. Ra’iisul Wasaaraha oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda VOA ayaa sheegay in weli dawladdu ay ka rajo qabto in xal loo helo khilaafka ku saabsan Baarlamaanka Maamulka Jubbaland.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa xalay waraysatay Ra’iisul Wasaaraha ugu horrayna waxay weydiisay ujeeddada booqashadiisa.

Hoos ka Dhagayso Waraysiga Raiisal Wasaaraha DFS Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke

Source:VOA

Leave a comment

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online