Sh Maxamed Mucalim oo muxaadaro فقه الطهارة ka jeediyey Masjid Ramadaan.[Dhagayso]

June 10, 2015 - Written by Editor

DSC04541Gaalkacyo:-Waxaa baryahaanba  ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo ee xarunta  Gobalka Mudug  Culumo waaweyn  oo ka qab galaysay Nadwadii diini ah oo ka bilaabatay Masjidka Ramadaaan habeenkii Sabtida. In kasta oo culumadu ay ka qayb galayeen Nadwada haddana kuma ekayn Nadwada oo kali ah ee waxaa jira barnaamij badan oo ka socota magaalada Culumaduna qayb ka tahay.

Waxaa Nadwada garab socday Nashaadaad kale ,oo loogu tala galay in Bulshada looga Faa iideeyo  Culumada Joogitaankooda ,oo ah fursad  aan markasta la helin,sidaas tarteed waxaa galabtii Sabtida loo qabtay haweenka  Muxaadaro ay si wanaagsan uga faa iidaysteen  oo cinwaan keedu ahaa فقه الطهارة

Waxaan soo jeedinayay  Shiikh Muxamed Mucalim Axmed ,muxaadarada ayaa  lagu qabtay qaybta  Dumarka ee Masjika Ramadaan. Dumarka ayaa si wanaagsan usoo xaadiray muxaadarada kana faa iidaystay mowduuca oo ahaa mid ay aad ugu baah naayeen ,isla markaasna ay su,aalo ka waydiiyeen shiikh wixii  mugdi ka galay. Si kastaba ha noqotee waxa magaala ka jira dhaqdhaqaaq Dacwo  oo ay wado Mu,asasada Al-Minhaaj  ee Gobolka Mudug.

no images were found

Hoos ka Dhagayso muxaadaradii Sh Maxamed Mucalim فقه الطهارة ee uu ka jeediyey Masjid Ramadaan ee Gaalkacyo

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/rvhrki4lg1/Fiqhu_Al-Dahaara_Sh_Muxamed_Mucalim_Axmed.mp3]
Halkaan ka Dhagayso Mp3

Al-Minhaaj  Gaalkacyo

 

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online