Shirkada Golis oo deeq dhaqaale ugu deeqday Jaamacada Nugaal ee Laascaanood.[Masawiro]‏

June 17, 2015 - Written by Editor

6Laascaanood:-Shirkada Isgaadhsinta ee Golis faraceeda magaalada Laascaanood oo deeq dhaqaale ugu deeqday Jaamacadda Nugal University ee Laascaanood Deeqdaan Dhaqaale oo ahayd 6000 oo dollar ayaa gudoomiyaha Shirkada Golis Sh. Aadam Cali Nuur ayaa ku wareejiyay Deeqdan Gudoomiyaha Jaamacada University Proff Abdirisak Lafoole .

Dhinaca kale Gudoomiyaha Jaamacada Nugaal oo isna dhankiisa ka gudoomay deeqdan ayaa uga mahad celiyay , isaga oo sheegay in baahiyaha in deeqdani ay ku qaban doonaan baahi yaha ay u baahan yihiin.

Gudoomiyaha Shirkada Golis oo ka mid ahaa ardaydii dhamaysay kulliyada shareecada isla markaana hada dhigta kulliyada Maamulka iyo Maaraynta ayaa sheegay Jaamcada Nugaal ay tahay hoygii ay aqoon heer caalami ay ka barteen .

Shirkada Golis oo ka mida shirkadaha ugu firfircoon ee bulshada Soomalaiyeed u adeega , isla markaana hormuud ka ah tabarucaadka baahiyaha waaweyn iyo kuwa yar yar ee bulshada ku dhaqan magaalada Laascaanood.

no images were found

En Mawliidd Isma Haradigeed
Lascaanood, Somalia

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online