Tartarkii Qur’aanka Kariimka ee is reebreebka degmooyinka gobolka Mudug oo Gaalkacayo ka socda.[Masawiro]

June 29, 2015 - Written by Editor

DSC04701Galkacayo:-Tartankan oo ay ku tartamayaan degmood iyo magaaloyinka gobolka Mudug ayaa waxa soo qaban qaabisey Mu’asasada Al-minhaaj ee dacwada iyo hormarinta qaybteeda Mudug , wuxuuna bilaabmay maalinimadii Sabtida ahayd, iyadoo ay ka qayb galayaan magaalooyin gaaraya ilaa 6 magaalo oo ka tirsan gobolka Mudug waxaana ku tartamaya arday gaaraysa 44 arday oo isgu jira wiilal iyo gabdho .

Ardaydaan ayaa waxa ay ku tartamayaan qaybaha qur’aanka ee kala ah: 10 jus , 20 jus iyo 30 jus. Tartankaan ka socda gobolka Mudug ayaa waxa maalgalinaysa shirkada korontada Gaalkacayo ee NEPKO.

Tartankaan ayaa waxa uu qayb ka yahay tartanka qur’aanka kariimka ah ee is reebreebka degmooyinka gobollada Puntland, wuxuuna ka dhacaa inta badan gobollada Puntland waxaan soo qaban qaabisa oo soo agaasinta Mu’sasada Al-minhaaj ee dacwada iyo horumarinta.

Degmooyinkii ku soo baxa tartankaas is reebreebka ah ayaa waxay ka qayb galayaan tartanka guud ee magaalooyinka Puntland oo sanad walba ka dhaca magaala madaxda Puntland ee Garoowe.

no images were found

Mu’asasada Al-minhaaj
Gaalkacyo,Somalia

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online