Wariye Ahmed Mansour oo lagu xiray garoonka diyaaradaha ee magaalada Berlin

June 21, 2015 - Written by Editor

احمد-منصورBerlin:-Maamulka Tv-ga Al-jazeera ayaa sheeagy in mid kamid ah shaqaalahooda lagu xiray dalka Jarmalka ka dib markii dowladda Masar ay codsatay in la soo xiro wariye Axmed Mansuur oo daadihin jiray barnaamijka Bilaa Xuduud.

Wariye Ahmed Mansour waxaa uu ka ka tirsan yahay qaybta Carabiga ee Al-jazeera waxaana  la xiray xilli oo doonayay in uu ka dhoofo garoonka diyaaradaha ee magaalada Berlin ,isaga oo ku sii jeeday xarunta Tv Al-Jazeera ee dalka Qadar waxaana ilaa iyo hadda gacanta ku haya ciidanka amniga ee dalka Jarmalka.

Maxkamad ku taala Qaahira ayaa Wariye Ahmed Mansour ku xukuntay xabsi dhan 15-sano iyada oo lagu soo eedeeyey kufsi iyo xatooye dhaqaale ,masuul u hadlay Tv-ga Al-Jazeera ayaa sheegay in eedaymahaas ay yihiin waxba kama jiraan iyo kuwa la soo dhoodhoobay.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online