Xarunta Agoonta Laascaanood oo deeqa la gaadhsiiyey[Masawiro]

June 19, 2015 - Written by Editor

11Laascaanood:-Waxaa saaka xarunta agoomaha ee magaalada Laascaanood loogu qaybiyay 175 Qoys oo ku dhaqan magaalada laascaanod deeq afurin oo loogu tala galay afurinta qoysaska agoomaha ee magaalada Laascaanood.

Deeqdan oo ahayd Timir loogu tala galay in lagu afuriyo qoysaskan bishan Ramadan oo maanta ay ahayd maalintii koowaad ayaa la gudoonsiiyay qoysaskan .Waxaana soo gaaadhsiiyay dadka u dhashay degaanka gobolka Sool.

Maamumalah Xarunta agoonta ee Laascaanood ayaa warbixin ka bixyay isaga oo sheegay in maanta ay u qaybinayaan qoysas dhan 175 qoys oo agoon ah . isla markaana ay siddii loogu tala galay wax ugu qaybi nayaan.

Dhinaca kale Sh Aadan Cali Nuur iyo Sh Adam Wali oo ka mida Culimada waawayn ee gobolka Sool ayaa iyagana halkaa ka hadlay , Culimda oo si weyn uga waramaya faa’iidooyinka iyo ajarka laga helayo quudinta iyo ka farxinta agoomaha muslimiinta.

Sh Adan Cali Nuur ayaa yidhi : ‘ Deeqadani waa Timir oo kaliya waxaanu u diraynaa cid walba oo wadata magaca Muslim , jinsiyada uu doono ha noqdo , inuu soo kaalmeeyo niyada uu gashto agoontan inuu ka farxiyo waxaanu u sheegaynaa anaga oo ah bahda quudinta iyo u gargaarida agoonta gobolka Sool , in qofki aan awoodi karin inuu ka farxiyo qof laba qof oo muslin inaad quudiso , oo ka ixiso 25 dollar oo lgu ciidsiyo.

no images were found

Xarunta Agoonta magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool oo deeqa la gaadhsiiyey

En Mawliidd Isma Haradigeed
Laascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
June 2015
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online