Badinta xasuusta Alle Sheekh Maxamuud Shibli.[Daawo Video-ga]
(July 5, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro qayim ah cinwaankeeduna yahay BADINTA XASUUSTA ALLE, waxaa soo jeedinaya Sh Maxamuuud Maxamed Shibli ka faa'idaysi wacan. Hoos Ka Daawo Muxaadaradii

(July 5, 2015)
Nairobi:-Safiirka urur goboleedka IGAD u qaabilsan arimaha dalka Soomaalia Mahamed Abdi Afey oo waraysi uu siiyey idaacadda BBC-da laanteeda afka soomaliga waxaa uu ka waramay doorashadii shalay ka da

(July 5, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa muxaadaro qayim ah oo ka hadleysa Alle kacabsiga iyo dabeecada wanaagsan, waxaa soo jeedinaya Sh. Xudayfa Raage Cali, muxadaradaan waxa ay qayb katahay siminaar d

(July 5, 2015)
Boosaaso:-Culimada iyo Gurdiga gurmadka qaxootiga yemen ee Puntland ayaa galabtay raray qaxooti gaaraya 300 oo qof , waxaana dadkani ku wajahan yihiin koonfurta Soomaaliya gaar ahaan muqdisho

(July 5, 2015)
Boosaaso:-Waxaa lasoo gaba gabeeyey tartanki Qur.aanka kariimka ee ka socday masjidka ALTAQWA ee Degmda Carmo kaasi oo ay ku tartameen ilaa iyo 11 arday oo kakala socday 5 Dugsi Quraan oo ku yaa Warsaxaafadeed wada jir ah oo ay soo saareen Un-ka IGAD, EU, AMISOM , USA oo lagu soo dhaweeyey doorashada Gal-Mudug
(July 5, 2015)
Nairobi:- Warsaxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen United Nations, IGAD, EU, AMISOM, USA waxaa ay soo dhaweeyeen doorasha Madaxweynaha maamulka ku meel gaarka ah ee Gal-Mudug ee loo doortay Abdi

(July 5, 2015)
Boosaaso:-Hayada Khayriga ah ee Oman Charity Organization oo ka socotay Saldanada Cumaan oo kaashanaysa Mu’asasada Al-minhaaj, ayaa maanta magaalada Boosaaso ka qaybisay raashin. Raashin kaan a
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|