
(July 23, 2015)
Arhus:-Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa bulshada Soomaliyeed ee ku nool Waqooyiga Yurub waxaa in Mu-tamarkii la qaban jiray sanad walba bisha Julay, laguna qaban jiray wadanka Swedan , in sanadkaan lagu Ergeyga QM ee Soomaaliya oo soo dhoweeyay caleemasaarka Madaxweynaha Maamulka ku-meelgaarka Gal-Mudug
(July 23, 2015)
Cadaado:- Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay caleemasaarka Madaxweynaha maamulka ku-meel gaarka Gal-Mudug (MKGG),

(July 23, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo suu shir-gudoominayey maanta Madaxweyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng C/xakiin Xaaji C/llaahi Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay k Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo ka qayb galay caleemasaarka Madaxweynaha maamulka Gal-Mudug
(July 23, 2015)
Cadaado:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey magaalada Cadaado ee gobolka Gal-gaduud , halkaas oo uu kaga qeybgalayo munaasabadda caleema saark

(July 23, 2015)
Cadaado:-Waxaa maanta ka socda Degmada Cadaado xaflad lagu caleemasaarayo madaxweynaha maamulka Gal-Mudug, C/kariim Xuseen Guuleed. Xaflada caleema saarka ayaa waxaa ka soo qayb galay wafdi uu hogaami
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|