Mutamarkii Xagaaga ee Skandinavianka oo ka dhici doona Arhus 30 julay ilaa 2 Agust 2015

July 23, 2015 - Written by Editor

xayaysiiska mutamarka12jpgArhus:-Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa bulshada Soomaliyeed ee ku nool Waqooyiga Yurub waxaa in Mu-tamarkii la qaban jiray sanad walba bisha Julay, laguna qaban jiray wadanka Swedan , in sanadkaan lagu qabanayo wadanka Danmark gaar ahaan magalaada ”Aarhus.”

Waxaa sanadkaan ka soo qaybgalaya ilaa 10 Shiikh oo ka kala imaanaya wadamo kala duwan. Mu-tamarku sanadkaan wuxuu leeyahay xiiso gooni ah oo ka mid yihiin:-

1- Wadanka lagu qabanyo oo markii u horaysay nasiib u yeeshay.

1- Culimo caan ah oo umada soomaliyeed dhexdeed ku leh culays wayn.

3- Dhalinyarada oo helidoona duruus iyo muxaadaraad u gaar ah.

4- Bulshada Soomalida oo helidoonta inay culimada la waagaan doodo cilmi ah oo faa’iido u leh Soomaalida qurbaha joogta iyo waxyaabo badan oo lagu soo kordhindoono Mu-tamarka.

Hoos ka eeg goobta, xiliga, goobta  iyo culimada ka soo qayb galaya Mutamarka ka dhacay magaalada Arhus ee dalka Denmarka

no images were found




Hoos ka Daawo Haka qadin dhaxalka lagu qeybin doono magaalada Arhus ee wadanka Danmarak Abu Dalxa

Hoos ka Daawo Ogeysiiska Mutamarkii Xagaaga ee Skandinavianka oo ka dhici doona Arhus 30 julay ilaa 2 Agust 2015

FG: Wixii faahfaahin ah kala soo xiriira dadka sida gaarka telefonadoodu ugu qoran yihiin Sawirka
Abdirizaaq Sanwayne
Tel: 45-27965140

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online