Agoonta magaalada Laascaanood oo laga farxiyey.[Masawiro]

July 14, 2015 - Written by Editor

4Laascaanood:-Waxaa maanta oo ay ku beegnayd 27 Ramaad loogu qaybiyay xarunta agoonta ee magaalada laasccaanood 300 oo agoon wax ka badan oo sigu jira wiilal iyo hablo deeq dhar ah , taasoo ay ku deeqeen bulshada gobolka Sool ,iyo qaar ka mida qurba joogta gobolka Sool u dhalatay Deeqdan oo ka koobnayd noocyada kala duwan ee dharka ay ku ciidaan caruurta.

Ugu horayn waxaa halkaasi kahadlay mamaulaha xarunta agoonta ee Laascaanod Sheekh.Jaamac Xasan Maxamed , isaga oo faahfaahin ka bixiyay cida ugu deegqady dharkan lagu ciidsiinayo agoonta xaruntan
‘Maanta halkani waxaanu ku gudoonsiinaynaa 300 o qof oo agoon oo isgu jira wiilal iyo hablo.

Deegqdaan oo ka kooban noocyada kala duwan ee dharka caruurtu ku labisto , Deeqdani waxa Alle dartii ula baxay dad muxsiniin-sadaqo bixiyayaal- kuwaasoo doorbiday inay ka farxiyaan caruurtaa agoomaha ah ee aanu gacanta ku ahyno , dadka la baxay deeqdani waxy ku kala nool yihiin qaar ka mida wadamada Carabaha , sida nin sheegay inaan magiciisa la sheegin kaasoo ciidsiiyay 100 caruura .

Sidoo kale waxa Iyana 50 caruura ciidsiisay haweenay ku nool wadanka Ingriiska , haweenaydaas oo sanad walba ka qayb qaadata taakulaynta caruurta agoomaha ah ee k u nool magaalada laascaanood .’ ayuu yidhi maamulaha xarunta agoomaha ee Al-raxmah ee Laascaanood.
Dhinaca kale waxaa halkaa isna ka hadlay Shiikh Aadan cali oo ka mid ah culimada gobolka Sool , Sh Aadan oo ahaa isagu bilaaby mashruuca Ciidsii Agoonta Laascaanood , kaas oo uu bilaabay Sanadkii hore .
Mashruucan ayaa sanadkii hore ku hirgalay in la ciidsiiyo 100 caruura oo agoomo ah , balse sanadkani waxaa lagu guulaystay in la ciidsiiyo 300 oo caruur kuwaasoo isugu jira wiilal iyo hablo , Sh Aadan Cali nuur oo saxaafada u mariyay baaq ah in la ciidsiiyo caruurta agoomaha ah ee laascaanood .

Ugu danbayntii , qaar ka mida waalidiinta ayaaa halkaa iayan ka hadlay , waxay sheegeen waaldiintaa , in ay Alle ugu mahd naqayaa hadyadaa uu siiyay , Alle sokodiina , ay u mahad naqayana dadkii ugu deeeqay in ay ciidsiiyaal ubadkooda agoomaha ah.

no images were found

Mawliid Ismaaciil Haradigeed
Lasanod,Somalia

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online