Faahfaahinta Qaraxii lala Eegtay Jazeera Hotele ee magaalada Muqdisho.[Dhagayso]

July 26, 2015 - Written by Editor

Qarax-JazeeraMuqdisho:-Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in baabuur laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa lala bartilmaameed saday huteelka Jazeera ee u dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Qaraxan waxaa ku dhintay ilaa 13 qof  halka ay ku dhaawacmeen illaa 21 qof oo kale. Haaruun Macruuf ayaa waxyar ka dib markii qaraxaasi dhacay la xidhiidhay mid ka mid ah samafalayaasha amblayaasyada Aamin oo lagu magcaabo Khaliif Daahir Maxamed.

 Sidoo kale qaraxan oo ahaa mid xooggan oo burbur iyo khasaare badan geystay ayaa dadkii ka badbaaday waxaa ka mid ahaa Jaamac Maxamed Jaamac oo ka waramay wixii uu maqlayey, Ismaaciil Xuseen Farjar ayuu khadka telefoonka ugu waramay.

Hoos ka Dhagayso Khasaaraha Weerarkii Muqdisho ee Jazeera Hotel

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online