Jaamacadda Bariga Afrika oo soo kordhisay Kuliyad Muhiim ah Isla markaana ku cusub Puntland.[Cod/Masawiro]

July 28, 2015 - Written by Editor

vlcsnap-2015-08-26-18h04m28s440Garoowe:-Waxaa shir uga furmay Magaalada Garoowe Kolayaasha kala duwan ee Jaamacadda Bariga Afrika sidda Golaha Aas Aasayaasha ,Golaha Boorka iyo GolahaFulinta shirkaan oo ah mid lagu soo beego marka uu furmayo sanad Jaamacadeedka ayaa looga tashadaa Baahiyada Jaamacadda Iyo Kuliyadaha Bulshadu Baahiyada weyn u qabaan sidii loogu soo kordhin lahaa.

Waxaa shirkaan furitaankiisa goob joog ka ahaa Maamulka Wasaardda Waxbarashada iyo Tacliinta sare waxaana matalayay Agaasimaha Waaxda Tacliinta Sare Mudane. Cabdullahi Cali Jaamac oo isagu Shirkaan si rasmi ah u furay muujinayana dareenkiisa In uu ku faraxsan yahay Kasooqaybgalka Shirkaan Qiimaha badan .

Waxaa Shirka Goobjoog ka ahaa Agaasimaha Hay’ada Batroolka Iyo Macadinta mudane Ciise Maxamuud Faarax (Dhollowaa) oo isagu Shirka ka soo jeediyay cashar muhiim ah oo Agaasimuhu ka gasheekeeyay khayraadka faraha badan ee ku duugan dhulkeena iyo sida looga faa’iidaysan karo isagoo Jaamacada barika Afrikana ugu baaqay in ay soo saarto dad kii soo saari lahaa Khayraadkaas.

Jaamacadda Bariga afrika oo la’aas Aasay Sanadkii 1998 ahaa ah waqtigaan Jaamacada ugu balaaran Deegaanada Dowladda Puntland waxaana Shirkaan ka soo baxay Go’aamo dhaxal gal ah waxaana ka mid ahaa:-

(1) In la furo Kuliyada Macdanta Iyo Batroolka.

(2) Xoojinta tayada dhamaan Kuliyadaha Jaamacadda sigaar ahna loo xoojiyo kuliyadaha Arts ka iyo Seines ka loona iibiyo laababka ka dhiman iyadoo la go’aansaday in Injineeriyada loo iibiyo Matoor ku kacaya $50.000.

no images were found

Hooska Kadhagayso Shirwenihii Golayaasha Jaamacadda Bariga Afrika .

[audio: http://www.alminhaaj.com/minhaaj/wp-content/uploads/2015/07/Shirweynaha-Aasaasayaasha-Jaamacada-Bariga-Afrika.mp3]
Halkaan ka Dhagayso Mp3

Xafiiska Warfaafinta Jaamacadda Bariga Afrika Puntland

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online