Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Kismaayo

July 26, 2015 - Written by Editor

xasanKismaayo:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa goor dhaweyd gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda hoose.

Wafdiga Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ku soo dhaweeyey garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo Madaxweynaha Jubland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) iyo xubno ka tirsan Maamulka Jubaland.

Socdaalka Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horey loo sii shaacin waxaana uu haatan kulamo kala duwan la leeyahay madaxda Maamulka Jubaland .

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu isku dayayaa in uu xal ka gaaro Khilaafka ka dhex aloosan DFS iyo Maamulka Puntland iyo Jubbaland waxaana ay laba Maamul diideen in ay ka qeyb galaan shirka 29 bishan ka dhacaya Muqdisho kaas oo looga hadlayo hiigsiga 2016.

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online