Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey Garoowe.[Cod/Masawiro]

July 29, 2015 - Written by Editor

IMG_0459Garoowe:-Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Sh.Maxamed Maxamuud Faroole ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland. Soo dhaweynta Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland ayaa waxaa ka qayb qaatay Wasiiro, Xildhibaano , Issimo , Saraakiil ciidan, dadweynaha fara badan oo iskugu soo baxay Barxada weyn ee magaalada Garoowe.

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Maxamuud Faroole) ayaa sheegay in socdaalkiisa Garoowe iyo Hargeysa uu u jeedkiisu uu ahaa safar caa’ilo oo wax shaqo ku lahayn siyaasad. Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa uga mahad celiyey Madaxda S/land iyo Madaxda dowladda Puntland sidda ay uga tacsiyeeyeen geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Xaaskeyga iyo weliba golayaasha ale duwan ee ka trsan dowladda Puntland.

Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Farole) booqashadiisa ayaa ah ti ugu horaysay ee uu ku soo gaaro Garoowe ilaa intii intii uu xilka ku wareejiyey Madaxweynaha cusub ee dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

no images were found

Hoos ka Dhagayso khudbadii uu Madaxweyne Faroole ugu mahadceliyey soo dhaweyntii Garoowe loogu sameeyey

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online