Mutamarkii Xagaaga ee Skandinavianka oo ka dhici doona Arhus 30 julay ilaa 2 Agust 2015
July 23, 2015 - Written by EditorArhus:-Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa bulshada Soomaliyeed ee ku nool Waqooyiga Yurub waxaa in Mu-tamarkii la qaban jiray sanad walba bisha Julay, laguna qaban jiray wadanka Swedan , in sanadkaan lagu qabanayo wadanka Danmark gaar ahaan magalaada ”Aarhus.”
Waxaa sanadkaan ka soo qaybgalaya ilaa 10 Shiikh oo ka kala imaanaya wadamo kala duwan. Mu-tamarku sanadkaan wuxuu leeyahay xiiso gooni ah oo ka mid yihiin:-
1- Wadanka lagu qabanyo oo markii u horaysay nasiib u yeeshay.
1- Culimo caan ah oo umada soomaliyeed dhexdeed ku leh culays wayn.
3- Dhalinyarada oo helidoona duruus iyo muxaadaraad u gaar ah.
4- Bulshada Soomalida oo helidoonta inay culimada la waagaan doodo cilmi ah oo faa’iido u leh Soomaalida qurbaha joogta iyo waxyaabo badan oo lagu soo kordhindoono Mu-tamarka.
Hoos ka eeg goobta, xiliga, goobta iyo culimada ka soo qayb galaya Mutamarka ka dhacay magaalada Arhus ee dalka Denmarka no images were found
Hoos ka Daawo Haka qadin dhaxalka lagu qeybin doono magaalada Arhus ee wadanka Danmarak Abu Dalxa
Hoos ka Daawo Ogeysiiska Mutamarkii Xagaaga ee Skandinavianka oo ka dhici doona Arhus 30 julay ilaa 2 Agust 2015
FG: Wixii faahfaahin ah kala soo xiriira dadka sida gaarka telefonadoodu ugu qoran yihiin Sawirka
Abdirizaaq Sanwayne
Tel: 45-27965140