Ururka Badbaado oo kala qayb qaatay ciida fidriga Caruur agoon iyo danyar isku jirta.[Masawiro/Video]
(July 18, 2015)
Borama:-Ururka Dhalinyarada Badbaado ee magaalada Borama oo inta badan ka shaqeeya faafin ta Diinta Islaamka iyo caawinta dadka danyarta Iyo agoomaha ayaa waxa ay Ciidsiyeen Caruur gaadhaysa 64 iskugu
Sidee looga ciiday dalka Finland [Masawiro/Video]
(July 18, 2015)
Finland:-Dadweyne aad u fara badan ayaa isugu soo baxay hoolka kubadda cagta ee Talin ee Helsinki , waxaana soo qaban qaabiyay markazka dacwada ee ugu weyn Helsinki ee Masjidka Alhuda, iyadoo uu shala
Ra’iisul wasaare Sharmaake oo booqday Qaxootiga Yemaniyiinta ah ee Qardho.[Masawiro]
(July 18, 2015)
Qardho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo booqasho ku jooga Puntland ayaa maanta booqday Xarunta Jaamacadda Bariga Africa oo si KMG ah ay
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Gaas oo u ambabaxay dalka Kenya.[Masawiro]
(July 18, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 18-7-2015 u dhoofay dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nayroobi oo uu
Barmaamij Ciid Mubaark ee Idaacadda Al-xikma iyo culimo marti u ah.[Dhagayso]
(July 18, 2015)
Garoowe:-Barnaamijka Ciid wanaagsan waxaa Idaacadda Al-Xikma xarunteeda dhexe ee Garowe lagu qabtay maalmaha Ciidda waxayna Idaacadu Barmaamij Ciid Mubaark ku casuntay qaybo ka mid ah Culimadda Soomaa
Magaalada Leicester oo maanta si weyn looga ciiday.[Cod/Masawiro]
(July 17, 2015)
Leicester :-Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuul keenii Mohamamed ayeey korkiisa ahaatay intaas ka dib waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Leiceste
Ra’iisul wasaaraha DFS oo si weyn loogu soo dhaweeyey Qardho.[Cod/Masawiro]
(July 17, 2015)
Qardho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafti uu hoggaaminayo oo maalmahan hawlo shaqo u joogay Puntland ayaa booqasho ku tegay magaala
Sidee maanta looga ciiday magaalada Laascaanood.[Video/Masawiro]
(July 17, 2015)
Laascaanood:-Magaalada Laaascanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta waxaa salaada ciida ku tukaday kumanaan dadweyna ah oo isugu jira rag iyo dumar ayadoo ay jirtay goobo kale oo ay dad weynuhu ku
Ha la islaaliyo nabad gelyada dowladduna ha hogaamiso Islaan Ciise Islaan Maxamed.[Dhagayso]
(July 17, 2015)
Garoowe:-Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse ayaa maanta Salaadii ciid ka dib waxaa umada Soomaaliyeed ugu duceeyey khaatumo wanaagsan Allena uu ka aqblo cibaadadii soonka , Islaan Ciise ayaa sid
Madaxweynaha Puntland, Jubaland iyo Ra’iisul wasaare Sharmaake oo salaadii ciida ku wada tukaday Garoowe[Cod/Masawiro]
(July 17, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Ra'iisul-wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, Madaxweynaha Dawladda Jubbaland Axmed Maxamed

« Previous PageNext Page »