Puntland oo sii daysay Abwaan C/waaxid Cali Gamadiid.[Daawo Video]

July 10, 2015 - Written by Editor

gamaadiidHargeysa:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Hargeysa Abwaan C/waaxid Cali Gamadiid iyo salaadiinti uu hogaaminayey Suldaan Muxammad Suldaan Cabdil qaadir ka dib dadaal dheer oo ay u galeen in Abwaanka Cabdiwaaxid laga soo daayo Puntland.

Abwaanka C/waaxid Cali Gamaadiid ayaa waxaa uu ku xirnaa mudo 6 bilood  ah xabsiga weyn ee magaalada Boosaso ee xarunta Gobolka Bari ka dib markii ay ciidanka amniga Puntand ay qabteen iyagoo ku eedeeyey in uu yahay xubin ka tirsan Al-shabaab una tiray gabayo uu ku boorinayo.

Abwaanka Cabdiwaaxid Gamaadiid ayaa waxaa lagu xasuustaa gabayii uu ka tiriyey dhacdadii West-Gate ee Kenya isagoo amaan kula dul dhacay xubnihii Al-shabaab ee weerarkaas fuliyey halka culimada ficilka noocaas ka hortimidna uu ku sheegay kuwo fatwadoodu ay tahay mid doolar lagu bixiyo.

Abwaanka Cabdiwaaxid Cali Gamaadiid ayaa markii uu ka soo degay Madaarka cigaal international Airport wuxuu ka jeediyey gabay uu ugu mahadnoqayo beesha Majeerteen.

Hoos ka Dhagayso gabaygii Abwaanka Cabdiwaaxid Gamaadiid uu tiray markii uu soo gaaray Hargeysa

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online