Ra’iisul wasaaraha DFS oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay ciidul fitriga.[Dhagayso]

July 16, 2015 - Written by Editor

CUMAR-HambalyoGaroowe:-Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo ku sugan magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa waxaa uu shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyo munaasabada Ciida Soonfur oo beri ku beegan.

Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa alle uga baryey shacabka Soomaaliyeed in Cibaadadii Soonka uu ka aqbalo ajarkooda uu Alle siiyo.

Ugu dambayntii ayaa Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake waxaa uu shacabka iyo madaxda Soomaaliyeed Alle uga bareyy in ciidaha kale Alle ku gaarsiiyo nabad iyo Kheyr iyo in Alle soomaali midnimadeed iyo dowladnimadeed uu u soo cesho.

Hoos ka dhagayo hambalyadii ciida Soonfur ee uu Ra’iisul Wasaaraha DFS Dr.C/rashiid Cali Sharmaake u diray shacabka Soomaaliyed

[audio: http://Halgan.net/Mp3/raysal-wasaaaaare-cumar.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online