Xaggee marayaa Shirkii u dhexeeyey DFS, Puntland iyo Jubaland.[Dhagayso]

July 15, 2015 - Written by Editor

1Garoowe:-Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul Gobolleedka Puntland waxaa maalmahaan ka socday shirar ay lahaayeen Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Maamul Gobolleedyada Puntland iyo Jubaland. Wadahadalladan ayaan weli si rasmi ah loo shaacin qodobada looga hadlayo, waxaase warar ku dhow ay sheegeen in lagu soo qaaday xidhiidhka dhinacyada iyo arrimaha federaalka.

Mas’uuliyinta shirkaasi joogta waxaa ka mid ah Xildhibaan Cabdi-Barre Yuusuf Jibriil oo ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka. Falastiin Axmed Iimana ayuu uga warramay sida wadahadalkaasi u socdo.

Hoos ka Dhagayso waraysiga Xildhibaan Cabdi-Barre Yuusuf Jibriil

Source:VOA

Leave a comment

*

Archives
July 2015
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online