Faahfaahin Masjid Ku yaal magaalada Abhaa ee dalka Sacuudiga oo la qarxiyey (Daawo Masawiro)

August 6, 2015 - Written by Editor

1Abhaa :-Wararka ka imaanaya dalka Sacuudi Carabiya gaar ahaan magaalada Abhaa ee Koonfurta dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in qof isku qarxiyey Masjid ay lahaayeen ciidamada xaalada degdeg ah ee dalka Sacuudi carabiya waxaana ku dhintay qaraxa ilaa haatan 22 qof halka qaar kale ay dhaawacmeen.

Qaraxa ayaa waxaa uu dhacay xili lagu jiray salaada Duhurka.Dadka ku dhaawacmay qaraxa ayaa waxaa ay sheegtay wasaarada arimaha gudaha ee dalka Sacuudi Carabiya in ay ilaa haatan gaarayaan 9 qof laba qofna ay dhaawacoodu aad u daran yihiin.

Ururka Khawaarijta ee Daacish ayaa sheegtay weerarka lagu qaaday Masjid Ku yaal magaalada Abhaa ee dalka Sacuudiga warbaahinta la fikirk ah kooxda Daacish ayaa sheegay in ay qarxiyeen ciidamo Murtadiin ah bal daawo sida uu u burburay Masjidka Dhiiga daadsan iyo Musaaxifta Qu,aanka say u gubteen Alaha duleeyo Khawaarijta caadeysatay Qarxinta Masaajida Muslimiinta  iyo leynta Culumada Islaamka .

no images were found

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online