Maamulka Halgan.net oo Hambalyo u Diraya Siciid Maxamed Diiriye

August 22, 2015 - Written by Editor

saciidBoosaaso:-Maamulka Shabakada Islaamiga ee Halgan.net iyo dhamaan shaqaalaheeda ayaa waxaa ay hambalyo diiran u dirayaan  walaalkeen  Saciid Maxamed Diiriye iyo Safiya Maxamed Cabdalla  oo meherkooda ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari waxaana leenaya بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Siciid Maxamed Diiriye ayaa wuxuu  ka mid yahay  ducaada ugu firfircoon gobalka Bari waana Maamulaha Machadka Ibnu Qayim ee magaalada Boosaaso waxaa kale oo uu yahay Gudoomiyaha Maktabka dacwada, waxbarashada iyo warbaahinta Mu’asasada Alminhaaj ee Gobolka bari mar labaad waxaan leenahay walaalkeen Siciid Maxamed Diiriye iyo walaasheen Safiya Maxamed Cabdalla.

no images were found

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online