Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo gaaray Dooloow

August 4, 2015 - Written by Editor

3Doolow:-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hogaaminaayo, ayaa waxaa ay gareen Degmada Doolow Ee Gobolka Gedo.

Madaxweynaha J/land ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey Doolow waxaana soo dhaweyntiisa ka qeyb qaatay dadweyne tiro badan iyo madax ka tirsan J/land uu horkacayo Madaxweyne ku xigeenka J/land Jen Fartaag.

Ujeedka Socdaalka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland waxaa lagu sheegay in uu yahay u kuurgalka Xaalada Guud ee Gobolka Gedo iyo sidii Maamul loogu dhisi lahaa Degmooyin ka tirsan gobalka Gedo ee laga saaray kooxda Al-Shabaab.

Amaanka degmada Dooloow ayaa maanta si weyn loo adkeeyay,waxaana Wafdiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Jubaland a uu caawa kulamo kala duwan la leeyahay Madaxada iyo saraakiil ka tirsan Jubaland oo ku sugan Degmada Dooloow.

Cabdi Yare
Kismaay

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online