
(August 11, 2015)
Nairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed ayaa waxaa uu maalintii shalay uu safar gaaban ku soo gaaray magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya Sh Dr. Bashiir Axmed Salaad ayaa inta Saraakiil ka tirsan ciidanka S/land oo lagu toogtay magaalada Boorame
(August 11, 2015)
Boorame:-Wararka ka imaanaya magaalada Boorama ayaa sheegaya in saaka askari ka tirsan ciidanka S/land uu toogtay Taliyihii aagga galbeed ee milateriga S/land, Gaashaanle sare Xassan Caqli iyo Xiddigl

(August 10, 2015)
Hargeysa:-Goob muran dhul uu ka dhacay oo wiil yar boliiska uu ku diley magaalada Hargays, aayaa wariyaha BBC uu ku soo waramay in xaaladdu haatan degantahay, inkstoo taayiro dadka xaafaddu ku gubeen

(August 10, 2015)
Qardho:-Kulankan maanta ay wada qaateen wasiirka arimaha gudaha ee dowlada Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, u qaybsanaha Hay’ada UNHCR ee Puntland, maamulka gobolka iyo kan degmada ayaa ahaa mi

(August 10, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa casho sharaf hoygiisa madax tooyada Puntland ee Garoowe ugu sameeyey Safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyey Dalka ken

(August 10, 2015)
Oslo:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynihii la socday Tafsiirka qu,aanka ee uu ka akhrin jiray Sh.Cali Maxamed Saalax masjidka Al-Tawfiiq si live ah looga daawan karo Halgan.net waxaana Tafsiir ka

(August 10, 2015)
Garoowe:-Taliyihii hore ee ciidanka Booliiska Puntland Gen.Maxamed Siciid Jaqanaf ayaa maanta waxaa uu xilka si rasmi ah ugu wareejiyey taliyaha cusub ee ciidanka Booliska ee dowladda Puntland Col. C/

(August 9, 2015)
Yemen:-Ciidamo taabacsan dowladda Yemen ee taageerada ka heleysa isbeheysiga uu Sacuudiga hogaaminayo ayaa waxa ay dib ula wareegeen magaalada Zinjibar ee koofurta, halkaas oo ay haysteen mucaaradka X Madaxweynaha DFS oo soo dhaweeyey howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab
(August 9, 2015)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay qaabka wanaagsan ee ay u socdaan hawlgallada milateri

(August 9, 2015)
Garoowe:-Waxaa maantay lagu qabtay hoolka jaamacadda bariga Afrika xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay xafladaan ayaa ahayd mid maalmihii lasoo dhaafayba diyaar garow geeda lagadareemayay gudaha
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|