
(August 30, 2015)
Gaalkacyo: wafdi balaaran oo ka socda J/ bariga afrika oo xarunteeda tahay magaalada boosaaso- ee xarunta gobalka bari ayaa soo gaaray koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaana hogaaminayey madaxa aasaasa

(August 29, 2015)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 29-8-2015 booqday ciidanka ku sugan jiida hore ee deegaanka Godod oo qiyaastii 30-kiilo mitir ujirta ma Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo gaaray magaalada Abu Dhabi
(August 29, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa gaarey magaalada Abu Dhabi ee xarunta dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaa oo

(August 29, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 29-8-2015 si rasmi ah waxaa uu u soo xiray Shirweynaha Wada-tashiga Puntland. Shirweynahaan

(August 29, 2015)
Marka:-Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa goordhaw gaaray magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeellaha Hoose. Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Madaxweynaha Puntland oo kormeer ku sameeyey Ciidanka Daraawiishta ee gobalka Mudug .
(August 29, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka kormeer ku sameeyey ciidamada Daraawiishta ee gobalka Mudug waxaana uu booqday deegaanka Godad ee Gobolka Mudug. Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal ( Daawo )
(August 28, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa wuxuuna maanta ka hadlay sinada iyo xumaanteeda. Hoos

(August 28, 2015)
Cadaado:- Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa caawa waxaa uu ku dhawaaqay golaha wasiirada oo in mudo ah laga sugayey. Madaxweynaha Gal-Mudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa

(August 28, 2015)
Laascaanood:-Magaalada Laascanood ee xarunta gobolka Sool waxaa shalay lagu soo dhaweeyay Dr Maxamuud Maxamed Xayd dhakhtar ku Takhasusay Qaliinka guud isla markaana laga yaqaano gayiga Somalia. Dr M Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi Dr Cabdalla [Dhagayso]
(August 28, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii Jimce ee maanta ka baxday Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, Khudbada Jimce ayaa waxaa soo jeediyay Dr Cabdalla waxaan u
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|