Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo wareysi gaara siiyey SBC TV (Daawo)
(August 23, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ) ayaa wareyi dhinacyo badan taabanaya siiyey Tv Caalamiga ah ee SBC . Madaxweynaha J/land ayaa waxaa uu warysigiisa uga
Maamulka Halgan.net oo Hambalyo u Diraya Siciid Maxamed Diiriye
(August 22, 2015)
Boosaaso:-Maamulka Shabakada Islaamiga ee Halgan.net iyo dhamaan shaqaalaheeda ayaa waxaa ay hambalyo diiran u dirayaan  walaalkeen  Saciid Maxamed Diiriye iyo Safiya Maxamed Cabdalla  oo meherkood
Madaxweyne Gaas oo kormeeray xarumihii Dawladda ee laga saaray dadweynaha.[Masawiro]
(August 22, 2015)
Gaalkacyo:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe si rasmi ah u kormeeray xarumaha Dawladda ee ku yaala magaalada Gaalkacyo, kuwaasi oo dhammaan laga sa
Shaqooyin Muhiim ah oo ka banaan AMAL BANK ee Garoowe
(August 22, 2015)
Garoowe:-Waxaa dhamaan lagu wargeinayaa aqoonyahanka soomaaliyeed ee ku nool dalka Soomaaliya gudahiisa iyo dibadiisa in shaqooyin muhiim ah ay ka banaan yhiin AMAL BANK.Haddaba ma tahay qof aqoon u l
Xog-hayaha cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo xilkii kala wareegay Xog-hayihii hore.
(August 22, 2015)
5Muqdisho:-Munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Xog-hayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Xog-hayihii hore ayaa maanta lagu qabtay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, waxaana munaasa
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay gudiga Amniga iyo Garsoorka gobalka Mudug
(August 22, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 22-8-2015 hoygiisa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug kula kulmay gudiga amniga iy
Ra”isalwasaaraha DFS oo cambaareeyay Qaraxii ka dhacay Kismaayo
(August 22, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke, ayaa cambaareeyey qarax loo adeegsaday gaari oo lagu weeraray xaruntii hore ee Jaamacada Kis
Faahfaahin Weerar lagu qaaday ciidanka J/land oo geystay khasaaro kala duwan
(August 22, 2015)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in weerar is miidamin ah lagu qaaday xarunta Jaamacada Kismaayo oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan kuw
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu bakar Al-sadiiq Sh.Dr Aden Sh Cali Saalax (Dhageyso)
(August 21, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo uu maanta jeediyey Sheekh Dr.Aadan Sheekh Cali Saalax waxaa uu si
Towxiidka iyo Khatarta Shirkiga Sh.C/naasir Xaaji Axmed.[Daawo Video-ga]
(August 20, 2015)
Laascaanood:-Sh.C/naasir Xaaji Axmed ayaa Muxaadaro qiimo badan waxaa uu ka jeediyay Masaajidka weyn ee Al-hudaa ee magaalada Laasaanood ee xaruta Gobolka Sool , Sh. C/naasir Xaaji Axmed ayaa waxaa uu

« Previous PageNext Page »