Sheekh Fu,aad Maxamuud oo socdaal Dacwo ku gaaray magaalada Nampula (Masawiro)
August 23, 2015 - Written by Editor
Nampula:-Sheekh Fu,aad Maxamuud ayaa socdaal dacwo waxaa uu maanta ku gaaray magaalada Nampula ee dalka Mozambique waxaana halkaas si weyn ugu soo dhaweeyey culumada iyo Ducaada magaalada Nampula.
Sheekh Fu,aad Maxamuud Xaji Nuur ayaa muxaadaraad u jeedin doona jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nampula ee dalka Mozambique .[nggallery id=1000] Sheekh Fu,aad Maxamuud Xaji Nuur ayaa waxaa uu socdaal ku soo Maray wadamada Kenya iyo Tanzania .
Halgan.net
Nampula Mozambique

.gif)

