Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Gaas oo u baqoolay Gobolka Mudug

August 11, 2015 - Written by Editor

IMG_5841Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa saaka waxaa ay safar ku aadeen magaalada Gaalkacyo iyagoo ku sii hakan doona magaalooyinka kala ah Kalabayr,Jallam, Burtinle,Xarfo, Bacaad weyn waxaan ay Gaalkacyo tegi doonaa galabta.

Wafdiga Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Hawlaha Guud,Wasiirka Ganacsiga, Wasiirka Deegaanka,Wasiiru Dawlaha Duulista Hawada,Wasiiru Dawlaha Caafimaadka ,Wasiiru Dawlaha Arrimaha Gudaha,Wasiiru Madaxtooyadda ee Gobolada,Wasiiru Dawlaha Kaluumeysiga , Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolka Mudug Iyo Saraakiil Ciidan oo badan.

Safarka Madaxweyne Gaas dib ayaan idnkaga soo faahfaahin doonaa Insha Allaahu.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online