Zaylaci Academy oo kuu diyaariyey Barnaamij la magac Baxay Baro Culumadaada (Daawo)
August 6, 2015 - Written by EditorWaxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij taxno ah oo ku saabsan Taariikhda culumada iyo ducaadda soomaliyeed waxaana Barnaamijkan diyaariyey Zaylaci Academy oo ah hoy lagu barto Shareecada Islaamka
Barnaamijkan uu soo diyaariyey Zaylaci Academy ayaa waxaa uu ujeedadiisa uu yahay in dhalinta Soomaaliyeed ee ku korey qurbaha la baro Culumada iyo Ducaada Soomaaliyeed si ay uga faa,ideystaan cilmiga Culimada .
Barnaamijka ayaa ah mid taxane ah oo ku xiiso galin doona Inshalaah waxaana Barnaamijkan ka qeyb galay culumadii ka soo qeyb gashay Mutamarkii 23aad ee wadamada Iskandaneviyanka ee sanadkan lagu qabtay magaalada Aarhus ee caasimada labaad ee dalka Denmark.
Waxaa barnamijka daadihinaya Khalid Sh Maxamud Sh Xassan oo ah wiil dhalinyara ah oo kamid ah dhalinyarada ku dhalatay qurbaha kuna kortay Hoos ka Daawo Qeybtii Koowaad
1- Waxaa Kuma Sheekh Maxamed Cali Mawliid?
2-Waa kuma Sh Dr Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf
Waa kuma Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax.
Culumada Maxay ka tiri Zaylaci Academy Hoos ka Daawo
Halkan ka Eeg Mareegta Zaylaci Academy
Maamulka Zaylaci Academy
Halgan.net