Zaylaci Academy oo kuu diyaariyey Barnaamij la magac Baxay Baro Culumadaada (Daawo)

August 6, 2015 - Written by Editor

zeylaciWaxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamij taxno ah oo ku saabsan Taariikhda culumada iyo ducaadda soomaliyeed waxaana Barnaamijkan diyaariyey Zaylaci Academy oo ah hoy lagu barto Shareecada Islaamka

Barnaamijkan uu soo diyaariyey Zaylaci Academy ayaa waxaa uu ujeedadiisa uu yahay in dhalinta Soomaaliyeed ee ku korey qurbaha la baro Culumada iyo Ducaada Soomaaliyeed si ay uga faa,ideystaan cilmiga Culimada .

Barnaamijka ayaa ah mid taxane ah oo ku xiiso galin doona Inshalaah waxaana Barnaamijkan ka qeyb galay culumadii ka soo qeyb gashay Mutamarkii 23aad ee wadamada Iskandaneviyanka ee sanadkan lagu qabtay magaalada Aarhus ee caasimada labaad ee dalka Denmark.

Waxaa barnamijka daadihinaya Khalid Sh Maxamud Sh Xassan oo ah wiil dhalinyara ah oo kamid ah dhalinyarada ku dhalatay qurbaha kuna kortay  Hoos ka Daawo Qeybtii Koowaad

1- Waxaa Kuma Sheekh Maxamed Cali Mawliid?

2-Waa kuma Sh Dr Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf

Waa kuma Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax.

Culumada Maxay ka tiri Zaylaci Academy Hoos ka Daawo

Halkan ka Eeg Mareegta Zaylaci Academy

Maamulka Zaylaci Academy
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
August 2015
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online