Wasiirka Gaashaandhigga Gen.C/qaadir Diini oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan DFS. [Masawiro]
(September 3, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen.C/qaadir Sheekh.Cali Diini, ayaa maanta tababar u soo xirey Cutubkii labaad ee Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliya oo laylis ciidan ah loona tabobarayay
Madaxweyne Gaas oo deegaanka Bursaalax ka kormeeray xarumo waxbarasho dibna ugu soo laabtay magaalada Gaalkacyo.[Masawiro]
(September 3, 2015)
Gaalkacyo-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 3-9-2015 kormeeray Dugsiga sare ee Burar, Dugsiga hoose dhexe ee Cirro, Ceelka biyaha iyo xar
Sh Adam C/wahaab oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Afrika
(September 2, 2015)
Allaha u naxariisto waxaa maanta gelinkii danbe lagu dilay Koonfur afrika gaar ahaan East London Sheekh Adam C/wahaab oo ahaa wadaad ganacsade ah masuulna ka ahaa dacwada East London , Sheekh Adam C/w
Madaxweynaha Puntland lagu soo dhaweeyey deegaanada Riig-oomane iyo Buursaalax ee Gobalka Mudug
(September 2, 2015)
Buursaalax:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 2-9-2015 siweyn loogu soo dhaweeyey deegaanada Riig oo
Mutamarkii koowaad ee islaamiga ah oo ka dhici doona Ireland
(September 2, 2015)
Ireland:-Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa umada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ireland in la qabanayo Mutamarkii koowaad ee islaamiga ah oo ay qabanayso Mu'ssadda irshaad faraceed Ireland waxaaana mutama
Cilmiga iyo sida Quraanku uga waramay Sh Dr Maxamuud Hoori (Daawo)
(September 2, 2015)
London:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradii 1aad ee Sheekh Dr Maxamuud Hoori uu ka jeediyey Mutamrkii Islaamiga ahaa oo ay hurmuudka ka ahayd Mu'ssadda Al-Irshaad kaas oo lagu qabtay dalka Uk. 
Madaxweyne Gaas oo siweyn loogu soo dhaweeyey deegaanada Dhagaxyacade, Beyra, Xera jaalle iyo Degmada Galdogob ee Gobalka Mudug.
(September 1, 2015)
Galdogob:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo  ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 1-9-2015 siweyn loogu soo dhaweeyey deegaanada Dhagaxyaca
Ciidanka Al-shabaab oo deegaanka Janaale ku laayey Ciidamo ka tirsan AMISOM
(September 1, 2015)
Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ayaa waxaa ay saaka weerar la beegsadeen Saldhig Milateri oo ay ciidanka Midawga Afrika ee AMISOM ay ku lahaayeen magaalada Jannaale oo qiyaastii 120 KM koonfur kaga beegan
Ra’iisul wasaaraha DFS Dr.Cumar Cabdirashiid oo wareysi gaar ah siiyay SBC Tv.[Video]
(September 1, 2015)
Muqdisho:-Ra'isul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaliya Mudane D.Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa waxaa uu wareysi gaar ah siiyay warbaahinta caalamiga ah ee SBC. Wuxuu Raiisul wasaaruhu ka hadla

« Previous Page