Fadliga maalinka Carafa iyo Axkaamta Udxiyada Sh Maxamed Umal [Daawo]
(September 23, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin sooo gudbinaynaa muxaadaro uu Sh. Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana uu Sheekhu muxaadaradiisa uga hadlay فضل يوم عر
Makazka Qiraa’aadka Shaadibi ee Laascaanood‏[Masawiro/Video]
(September 23, 2015)
Markazka Qiraa'aadka ee Shaadibi oo ah Markaz lagu barto Qir'aa'aadka Tobanka ah ee Qur'aanka Kariim ka ah lagu akhriyo ayaa waxaa uu soo bandhigay qaabka uu u ardayda markazkaasi ay wax uga bartaan.
Dagaal saaka beelo oodwadaag ah ku dhexmaray deegaanka Qorilay ee gobolka Sool
(September 23, 2015)
Laascaanood:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta  Gobolka Sool ayaa sheegay in saaka la keenay Cusbitaalka magaalada Laascaanood dhawacyo dhowr qof ah ka dib dagaal dib uga qarx
Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Qardho oo la dhaariyay.[Masawiro]
(September 22, 2015)
Qardho:-Waxaa maanta magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar lagu dhaariyay ilaa 29 Xildhibaan oo ka mid noqon doona golaha deegaanka ee degmada Qardho Xubnahaan oo maalmihi danbe xulitaan kooda l
Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga magaalada Laascaanood.[Dhagayso]
(September 22, 2015)
Laascaanood:-Xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood ee xarrunta gobolka Sool, waxa ka baxsaday illaa iyo 16 maxbuus saaka, oo qaarkood ay ku eedeysanaayeen dilal. Arrintani, ayaa waxa fududeeyay qaar
Madaxweynaha dalka Yemen Jen Cabdi Rabi mansuur Al-Haadi oo soo gaaray magaalada Cadan
(September 22, 2015)
Yemen:-Wararka ka imaanaya dalka Yemen gaar ahaan magaalada Cadan ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dalka Yemen Jen Cabdi Rabi mansuur Al-Haadi uu soo gaaray goordhow magaalada Cadan
Diyaarado Duqeyn ka geystay deegaanka Labaatan Jiroow oo 60 KM u jira magaalada Baydhabo
(September 22, 2015)
Baydhabo:-Wararka imaanaya gobolka Baay, gaar ahaan deegaanka Labaatan Jiroow oo 60 KM u jira magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi ayaa sheegaya in Diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ay duqaymo k
Tv-Al-Jazeera oo warbixin ka diyaariyey dagaalka ciidanka Puntland ay kula jiraan Al-shabaab.[Daawo]
(September 22, 2015)
Nairobi:-Tv-ga Al-jazeera ayaa waxaa uu warbixin ka diyaariyey dagaalka ay ciidanka daraawiishta Puntland iyo Al-shabaab u dhexeeya dagaalkaas oo dhowr jeer ka dhacay Buuraha Golis gaar ahaan deegaana
Aragtid Puntland ee ku Aadan Wadatashiga Qaran ee Geedi-socodka Doorashooyinka 2016-ka
(September 22, 2015)
HORUDHAC: Ka dib markii Soomaliya ay muddo ku jirtay nidaam KMG ah ayaa bishii Agoosto sannadkii 2012 waxaa loo gudbay Dowlad Federal ah oo loo dhan yahay. Waxaa la dhamaystiray Golayaashii Dowladda w
Afhayeenka dowladda Puntland ma jiro wax go’aamo ah oo ka soo baxay shirkii wadatashiga ee Muqdisho.[Dhagayso]
(September 22, 2015)
Muqdisho:-Afhayeenka dowladda Puntland C/llahi Maxamed Jaamac (Quraan-jecel) oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda Daljir ayaa waxaa laga waraystay shirkii ka dhacay wadatashiga doorashooyinka 2016 isa

« Previous PageNext Page »