Madaxweynaha DFS oo ka hadlay ka maqnaanshaha shirkii Turkiga ee S/land iyo Puntland.[Daawo]
February 25, 2016 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh. Maxamuud ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey shalay Tv-ga Somalicabel waxaa uu ka hadlay shirkii arrimaha soomaaliya ee lagu qabtay dalka Turkiga iyo natiijadii ka soo baxday waxaan Madaxweynah wax laga wiidiiyey ka maqnaasha shirka ee Somaliland iyo Puntland.
Hoos ka daawo Madaxweynaha DFS oo ka hadlay ka maqnaanshaha shirkii Turiga ee Somaliland iyo Puntland
Source Somalicabel