Faahfaahin qaraxyo ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay.[Video]
(February 28, 2016)
Baydhabo:-Waxaa  maanta ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay labo qarax oo waaweyn  kuwaas oo loo adeegsaday baabuur laga soo buuxiyey walxaha qarxa iyo qof is miidaamiyey  oo isku 
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Djibouti oo ka wadahadley xaaladda gobolka(Masawiro)
(February 28, 2016)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah magaalada Djibouti kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.