Ciidamada Huwanta oo gaaray Deegaanka Arxab oo 20 KM u jirta Caasimada Yemen Ee Sanca
(February 11, 2016)
Wararka ka imaanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ee ay horkacayso dowlada Sacuudiga ayaa gaaray deegaanka Arxab oo 20 Km u jira waqooyiga Bari ee Sanca  ee xarunta dalka Yemen. C
Puntland oo sheegay in aanay jirin wax heshiis oo dhexmaray PL iyo beesha caalamka.[Dhagayso]
(February 11, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo ay wehelinayaan Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland Eng.C/xakiim C/laahi Xaaji Cumar, Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ka
Wada-hadalkii Puntland iyo Beesha Caalamka oo fashil ku dhamaaday.[Dhagayso]
(February 11, 2016)
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa goor dhowayd wuxuu saxaafada kula hadlay xarunta madaxtoyada Puntland ee magaalada Garoowe waxaana uu sheegay in aysan jirin wax heshiis
Wafdigii beesha caalamka oo saaka dib ugu laabanaya magaalada Muqdisho
(February 11, 2016)
Garoowe:-Waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee Garoowe ka dhoofi doona wafdigi beesha caalamka ee uu hogaaminayey ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Michael Keating ka dib markii labadii maalmood e